Hoos-u-dhac Taariikhi ah oo Ku Yimid Qarannimada: Sida Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Loogu Qasbay Inay Caddaalad Ka Raadiyaan Maxkamad Shisheeye

Dhacdo aan hore looga arag dal madax-bannaan oo adduunka ka mid ah, lix garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Soomaaliya—oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed—ayaa lagu qasbay inay dowladdooda ku dacweeyaan Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika ee magaalada Arusha, ka dib markii ciidamo hubaysan ay la wareegeen xarunta maxkamadda isla markaana la curyaamiyay garsoorkii dalka.

Redirecting to Hoos-u-dhac Taariikhi ah oo Ku Yimid Qarannimada: Sida Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Loogu Qasbay Inay Caddaalad Ka Raadiyaan Maxkamad Shisheeye...