Diyaar-garow La’aan Xilli Xasaasi ah: Sida Musuqmaasuqa, Magacaabista Aan Aqoonta ku Dhisnayn, iyo Niyad-jabka Ciidanku ay u Baylahiyeen Amniga Dalka

Iyadoo ciidamada Uganda ay bilaabeen inay ka baxaan Soomaaliya ka dib ku dhowaad labaatan sano, isla markaana khilaafka diblomaasiyadeed ee Imaaraadka Carabta uu soo afjaray taageeradii amni ee dhinacyada kale ka imaanaysay, maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wajahayaa xaqiiqo qadhaadh: musuqmaasuq baahsan, xilalka sare ee difaaca oo loo dhiibay shakhsiyaad aan khibrad lahayn, iyo dayacaadda ciidanka ayaa horseeday inaan loo diyaar-garoobin maalinta ay ciidamada shisheeye baxayaan.

Redirecting to Diyaar-garow La’aan Xilli Xasaasi ah: Sida Musuqmaasuqa, Magacaabista Aan Aqoonta ku Dhisnayn, iyo Niyad-jabka Ciidanku ay u Baylahiyeen Amniga Dalka...