Siyaasad Is-bedbeddel Badan: Xilli Xasan Sheekh uu Dhexdhexaadin u Raadsaday Uganda Ka Dib Labo Xilli-xileed oo Fashilmay, Inuu Xilka Banneeyo Waa Badbaadada Dalka

Ka dib markii uu dhowr jeer ka laabtay mowqifyadiisii siyaasadeed isla markaana uu dhammaystay labo xilli-xileed oo aan keenin xasillooni iyo midnimo qaran, safarka uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dhexdhexaadin ugu raadsaday magaalada Kampala wuxuu caddeynayaa hal xaqiiqo: danta Soomaaliya waxay ku jirtaa inuu si sharaf leh xilka u banneeyo.

Redirecting to Siyaasad Is-bedbeddel Badan: Xilli Xasan Sheekh uu Dhexdhexaadin u Raadsaday Uganda Ka Dib Labo Xilli-xileed oo Fashilmay, Inuu Xilka Banneeyo Waa Badbaadada Dalka...