Magacaabista Saadaq Joon ee Wasiirka Gaashaandhigga oo Dib u Hurisay Doodda ku Saabsan Khibradda, Saami-qaybsiga Siyaasadeed, iyo Qiimeyn La’aanta Dhiigga Ciidanka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo la tashaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah, 23-ka Nofeembar 2026, u magacaabay Xildhibaan Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq Joon) Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga, isagoo beddelay Axmed Macallin Fiqi. Dhaleeceeyayaasha ayaa ku doodaya in maamulka Xasan Sheekh aanu marnaba qiimeyn dhiigga iyo naf-hurnimada ciidamada geesiyaasha ah ee Soomaaliyeed, taasoo noqon doonta dhaxalka abid lagu xasuusan doono xukuumaddiisa.

Redirecting to Magacaabista Saadaq Joon ee Wasiirka Gaashaandhigga oo Dib u Hurisay Doodda ku Saabsan Khibradda, Saami-qaybsiga Siyaasadeed, iyo Qiimeyn La’aanta Dhiigga Ciidanka Soomaaliyeed...