script src='//www.topcreativeformat.com/ Ethiopia Ayaa War Kasoo Saartay Kulankii Ankara Ku Dhex Maray Somaliya iyo Ethiopia Ee Ku Saabsanaa Khilaafkii MoU Somaliland La Gashay Ethiopia.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Ethiopia Ayaa War Kasoo Saartay Kulankii Ankara Ku Dhex Maray Somaliya iyo Ethiopia Ee Ku Saabsanaa Khilaafkii MoU Somaliland La Gashay Ethiopia.

HARGEISA, 2 JULY, 2024 - (SGN  ) -  Dawlada Ethiopia  Ayaa War Kasoo Saartay Kulankii Ay Dhex dhexaadinaysay Turkigu Kaas oo U dhexeeyey Khilaafkii  Ka Dhashay MoU Ay  Ethiopia La Gashay Dawlada Somaliland Kaas Oo Ay Kasoo Horjeedsatay Somaliya. 


Kulankan Ayaa Ka Dhacay Dalka Turkiga Gaar ahaan Magaalada Ankara, Kaas Oo Ay Ah Sida uu sheegaya Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Turkigu Hakan Faydan Inuu Yahay Wejgii Koowaad Ka labaadna La Qaban Doono Bisha 9aad Ee September. Kaas Ay Sheegtay In Ay kusoo dhamaadaan is afargad. 


Dawlada Ethiopia Ayaa Aad Ugu Adag mawjifkan Ay dejisay Ee Inay Meel Mariso MoU Somaliland La Gashay. Qoraal Kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Ethiopia Ayaa ay kaga hadashay Kulankan Ku Dhex maray Ankara Somalia. Warqadan oo kasoo Baxday afhayeenka Guud Ee dawlada Ethiopia ayaa u dhignaa Sidan. 



 

Post a Comment

0 Comments