script src='//www.topcreativeformat.com/ Fahad Yaasin Oo Weerar Culus ku qaday Ra’iisul Wasaare Xamse - dib u xusuuso taariikhdaada
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Fahad Yaasin Oo Weerar Culus ku qaday Ra’iisul Wasaare Xamse - dib u xusuuso taariikhdaada

 


1 May ( SGN) - Qoraal Uu ku baahiyay Bartiisa X ayuu ku yidhi sidan -

𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞,

Shalay ayaad na fahamsiisay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheekh kuugu magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka, waana inaad maamusho doorashada soo socota ee 2026.

Mudane Xamse shalay waxaad soo hoggaamisay doorashadii ku dhisneyd saddex iisoo qora, laakiin, Madaxweynaha ayaa qofkuu rabo kala baxaya (Jubbaland 2019). Ma waxaad rabtaa inaad maamusho doorasho ku dhisan saddex Xisbi baa taryamaya, laakiin, Madaxweynaha ayaa xisbiguu rabo kala soo baxaya!

Mudane Ra’iisul Wasaare wax kasta oo kale waad ka hadli kartaa, laakiin fadlan haka hadlin hufnaan doorasho, kaliya dib u xusuuso taariikhdaada dhaw.

Post a Comment

0 Comments