script src='//www.topcreativeformat.com/ Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Ka Dayriyay Xaalada Amni Daro Ee Dadka Ajaanibtu Ku Hayaan Dalka
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Ka Dayriyay Xaalada Amni Daro Ee Dadka Ajaanibtu Ku Hayaan Dalka

HARGEISA, 12 APRIL 2024 (SGN) - Khatar Amni Iyo Rag Ajaaniba Ah Oo Hargeysa Dilal Ka Fulinaya...:- "Amniga iyo Nabada Taala Somaliland Waxaa Kuso Hirtey Shucuub Kala duwan o uga  soo qaxay Wadamadooda Amni Daro .


Magan-galyadoodu wa xaq insaani Ah o ay garteen shacabkeena iyo Dowladeenaba, Hase ahaatee Waxay Ahayd In Dadkaas la Iska Baadho qaarkood waayo Waxa aan Ka Maqley Dadka Kamid ah qoxootigaas in habeen dhexdaas ah suuqa caanaha Riyaha ee Hargeysa rag ajaanib ah o kayimid wadankooda si ay ukhaarijiyaan Nin “Aano Dil “ kaso galey Marku Joogey Wadankiisa una so baxsadey Somaliland.



Mayara Tirada Inta Wadamadooda marki ay ku noolaayeen ka so gashey falal Dambiyeed o kuso Dhuuntey maanta Somaliland .


Waxan uso jeedinayaa wasaarada Arimaha gudaha Iyo Hey’adaha Amaanka iney Si degdeg Ah uga howlgalaan Ka hortaga Khataraha halista Ah e kusaabsan Arintan."

Xildhibaan: Guled warsame 

Post a Comment

0 Comments