script src='//www.topcreativeformat.com/ “Taageerayaashu in la hago ayey u baahanyihiin ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan” Muddane Cabdirisaaq Hero Duqii hore ee Burco ayaa maqaalkan qoray.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

“Taageerayaashu in la hago ayey u baahanyihiin ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan” Muddane Cabdirisaaq Hero Duqii hore ee Burco ayaa maqaalkan qoray.

 

HARGEISA, 18 APRIL 2024 ( SGN) - “Taageerayaashu in la hago ayey u baahanyihiin ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan” Muddane Cabdirisaaq Hero Duqii hore ee Burco ayaa maqaalkan qoray


“Xisbiyada mucaaradka ah waxa ka awood batay taageerayaashii. Waxa ay gaadheen heer aanay xakamayn karin hadalkooda iyo ficilkooda. Taasi waxa ay caddaynaysaa halabuur la’aanta dadka u magacaaban mucaaradka oo badanaa faallo [Reaction] uun ka bixiya hadba xaaladda waagu ugu beryo xukuumadda. Taageerayaashu in la hago ayay u baahan yihiin, ee ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan marna ay ilig noqdaan.


 Farsamooyin xukuumadda lagu miro oo farshaxankooda ay lataliyeyaal u baahdaan ayaa curintooda la rabaa. Haddii kale, berrina waa hebel faalladuna waa halkeedii. Imminkana Bambo qabiil ayaa loo dhiibayaa jamaahiirtii, ka daayana ma odhan karaan! Sidii wax ay rag is hayaan u dhaqma, sidii shaydaankana u fikira wuxu waa siyaasade.”

Post a Comment

0 Comments