script src='//www.topcreativeformat.com/ Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deeganka ayaa saaka Hargeysa lagu xidhay
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deeganka ayaa saaka Hargeysa lagu xidhay

 


Hargeisa 26 april ( SGN) -  Saddex Xildhibaan oo kamid ah Gollaha Degaanka Caasimada Hargeisa ayaa la xidhay. 

Kuwaasi oo kala ah Muddane Fidaar,  Siikawi iyo Siciid Jaamac. 


Xildhibaan Fidaar waxa la sheegay in la garaacay oo ciidanku gacan u qadeen. 


Waxa sidaasi u xaqiijiyay warbaahinta Xildhibaan Siikaawi oo Golaha degaanka ka tiran. 


Xadhiga Muddanayaasha ayaa daba socda buuq iyo qalaalase ka dhashay Banaynta Xarunta laga dhisayo degmada 26 June oo buuq ka taagan yahay. 


Fiiro Gaar ah : Xildhibaanada Golaha Deeganku ma laha xasanad marka laga reebo Maayarka iyo Maayar ku xigeenka .

Post a Comment

0 Comments