script src='//www.topcreativeformat.com/ In ka badan 12 madaxweyne oo Afrikaan ah iyo in ka badan 20 wasiirro arrimo dibadeed ah ayaa ku kulmay Nairobi
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

In ka badan 12 madaxweyne oo Afrikaan ah iyo in ka badan 20 wasiirro arrimo dibadeed ah ayaa ku kulmay Nairobi

 


29 April ( SGN) - Magaalada Nairobi waxaa ka dhacay shir madaxeedka Ururka Horumarinta Caalamiga ah ee Bangiga Adduunka (IDA21) oo ay isugu yimaadeen in ka badan 12 madaxweyne oo Afrikaan ah iyo in ka badan 20 wasiirro dibadeed.  Hadafka waa in wax laga qabto caqabadaha horumarka iyo horumarinta barwaaqo, loo dhan yahay, iyo dhaqaale waara.

Hay’adda IDA waxa ay diiradda saareysaa sidii ay u caawin lahayd 75-ka waddan ee ugu saboolsan caalamka, iyadoo tiro aad u badan ay ku sugan yihiin Afrika.  Waxaa ka soo qeyb galaya madaxweynayaasha Madagascar, Uganda, Sierra Leone, Malawi, Tanzania, Somalia, Burundi, Mauritania, Ivory Coast, iyo Comoros.

Shir-madaxeedkani waxa uu u taagan yahay fursad muhiim ah oo ay hoggaamiyeyaashani ku wada shaqayn karaan oo ay wadaagaan xeeladaha lagaga gudbi karo caqabadaha horumarka.  

Maxaa ka soo bixi doona kulankaan?


Post a Comment

0 Comments