script src='//www.topcreativeformat.com/ DEG DEG: Xasan Sheekh Oo Kulan La Qatay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Turkiga
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

DEG DEG: Xasan Sheekh Oo Kulan La Qatay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Turkiga

 


30 April (SGN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Qaranka ee Turkiga Mudane Ibraahim Kalin.

Madaxweynaha ayaa muujiyay in doorka Turkiga ee taageerada amniga iyo xasilloonida Soomaaliya uu muhiim u yahay dowladnimadeenna, waxa uuna xusay mudnaanta ay dowladda Soomaaliya siinayso iskaashiga labada dal ee arimaha amniga, gaar ahaan dhinacyada la-dagaallanka argagixisada, xoojinta nabadda iyo xasilloonida gobolka.

Kulankan oo uu goob-joog ku ahaa Taliyaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaran Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa ka tarjumaya sida Soomaaliya iyo Turkiga ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka labada dal ee iskaashiga arrimaha amniga, difaaca iyo ladagaallanka argagixiaada.













Post a Comment

0 Comments