script src='//www.topcreativeformat.com/ DEG DEG: Faysal Cali Waraabe Oo Deeq Dawo ah ku wareejiyay Ciidanka SSB Habarjeclo
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

DEG DEG: Faysal Cali Waraabe Oo Deeq Dawo ah ku wareejiyay Ciidanka SSB Habarjeclo

 


28 April (SGN) - Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa Deeq Da wo ah ku wareejiyay Ciidanka SSB ee fadhigoodu yahay Qorulugud. 


Waxaana wareejinta deeqdu ka dhacday caawa magaalada Burco, waxaana Guddoomay gudddi isugu jiray cuqaal iyo odayaal. 


Gudoomiye Faysal waxaa wehelinayay xubno kamid ah hogaanka xisbiga.


Sidee ayaad u aragtaa? Comment Nagula Wadaag 

Post a Comment

0 Comments