script src='//www.topcreativeformat.com/ XOG:- Waa Maxay Qodobada Kasoo Baxay Kulankii Sadexaad Ee Ay Yeesheen Xisbiyada mucaaradka Waddani Iyo Ucid Iyo Kulmiye
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

XOG:- Waa Maxay Qodobada Kasoo Baxay Kulankii Sadexaad Ee Ay Yeesheen Xisbiyada mucaaradka Waddani Iyo Ucid Iyo Kulmiye

 

HARGEISA 26 MATCH 2024 (SGN )-Kulankii Shalay Galab Ay Wada yeesheen Xisbiyada KULMIYE , UCID IYO WADDANI shirkaas oo ka qabsoomay magaalada Hargeisa shirkan ayaa noqonaaya midkii sadaxaad ee ay wadda yeeshaan sadexdan xisbi kasoo laga soo saaray qodobo kale oo muhiima.


Kulankani waxuu dabo socdey laba kulan oo hore u dhex maray xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI kaaso kusoo dhamaaday isfaham iyo isafgarad qodobana laga soo saaray. 


Hadaba Kulankii Galabta Saddex Qodob oo muhiima ayaa ka shirkaas laga  iskula qaatey waxayna kala yihii:-  


1. In meesha laga saaro wax kasta oo caqabad ku noqon karta Doorashooyinka  sanadkan dhaceysa .


2. In heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland xukuumadu baarlamaanka horgeyso


3. In saddexda xisbi ay sameeyaan Guddi xubno ah oo la shaqeysa guddida Task-Force-ka  ee xisbiyiyasa kominshanka u qaabilsan .

Post a Comment

0 Comments