script src='//www.topcreativeformat.com/ Sawirro: RW Hamse Oo Dul Tagay mas’uuliyiin iyo dad kale oo ku waxyeeloobay weerarkii SYL
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Sawirro: RW Hamse Oo Dul Tagay mas’uuliyiin iyo dad kale oo ku waxyeeloobay weerarkii SYL

 






Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa booqday Isbitaalka Erdogan ex Digfeer ee magaalada Muqdisho, si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay weerarkii ay kooxda argagaxisada Khawaarijta ku qaaday hotel SYL. 


Ra’iisul Wasaaraha oo mid mid u dul istaagay ayaa alle uga baryey inuu caafimaad degdeg ah siiyo, isagoo ka waraystay maamulka isbitaalka xaaladaha ay ku sugan yihiin bukaannada iyo dhawaacayada lagu daawaynayo Isbitaalka, islamarkaa uga mahadceliyey dhakhaatiirta Isbitaalka Erdogan shaqada wanaagsan ee ay bulshada Soomaaliyeed u hayaan.

Post a Comment

0 Comments