script src='//www.topcreativeformat.com/ Madaxweyne Deni Oo qorshe Siyaasadeedka xukumadiisa Horkeenay Golaha Wakiillada Puntland
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Madaxweyne Deni Oo qorshe Siyaasadeedka xukumadiisa Horkeenay Golaha Wakiillada Puntland

 


Somali Global News - Madaxweynaha ayaa Golaha Wakiillada la wadaagay, Xubnaha Golaha Wasiirada ee cusub iyo Barnaamij Siyaasadeedka Xukuumadda, wuxuuna Golaha la wadaagay qorsheyaasha xukuumadda ee dhinaca Amniga, Garsoorka, Arrimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Siyaasadda , wuxuuna ka codsaday Xildhibaanada Golaha Wakiillada in ay ansixiyaan xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada oo lagu soo xulay aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda. 


Inta kadib, waxaa Golaha Taariikhdooda waxbarasho iyo shaqo ka jeediyay Golaha Wasiirada ee cusub. 


Xildhibannada Golaha Wakiillada ayaa si waafaqsan Dastuurka Dawladda Qodobkiisa 64-aad Cod aqlabiyad ku ansixyey Barnaamjika Xukuumadda iyo Xubnaha Golaha Wasiiradda cusub.





























Post a Comment

0 Comments