script src='//www.topcreativeformat.com/ Garyaqaan Guleed Dafac oo Ka Hadlay Dilkii Uu Gaysatey Ninkii Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Hargeisa Gaystay
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Garyaqaan Guleed Dafac oo Ka Hadlay Dilkii Uu Gaysatey Ninkii Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Hargeisa Gaystay

 


13 march  2024 - (SOMALI GLOBALNEWS).
Dawladda Hoose ee Hargeysa way u daran tahay dadka danyarta ah, gaar ahaan kuwa suuqa jooga. Ulama dhaqmaan si dadnimo leh, alaabta ayay ka daadiyaan oo way garaacaan. Maantana waxa soo korodhay dil arxan daran oo bahalnimo ah.


Arinkaasi dhacdo keligeed ah maaha (isolated incident) ee waa qayb ka mid ah sida nacaybku ka buuxo ee loola dhaqmo danyarta. Xitaa qaabka loo dhisay Waaheen ayaa culays ku ah danyarta suuqa ka ganacsata.

Maamulka dawladda hoose dhacdadan kuma riiix karaan darawal ee waa masuuliyad ay leeyihiin iyagu.

Post a Comment

0 Comments