script src='//www.topcreativeformat.com/ DEG DEG: Khasaaraha Ka Dhashay Weerarki AS ku Qaadeen Hotelka SYL Oo Villa Soomaaliya Uu Dhaw
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

DEG DEG: Khasaaraha Ka Dhashay Weerarki AS ku Qaadeen Hotelka SYL Oo Villa Soomaaliya Uu Dhaw



Somali Global News ( Muqdisho) Weerar ku bilowday qaraxyo oo xalay koox hubaysan oo ka tirsan AS ku qaadeen Hotelka SYL oo kaabiga ku haya xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa lasoo afjaray. 


Ciidamada dowladda ayaa goordhaw ku guuleystay inay soo afjaraan dagaal toos ah oo ka socday gudaha Hotelka tan iyo markii uu weerarku bilowday. 


Waxaana ciidanku ay wada toogteen dhamaan kooxihii ka dhax dagaalamayey Hotelka SYL. 


Khasaare kala duwan oo illaa iyo hadda aan la xaqiijin inta uu le'egyahay ayaa ka dhashay weerarka. 


Lasoco wixii Faah-faahin ah ee kasoo kordha Somali Global News 

Post a Comment

0 Comments