script src='//www.topcreativeformat.com/ Dawlada Somaliya Ayaa War Kasoo Saartay Dhacdadii Ka dhacday Hotelkii SYL iyadoo Kaashanaysa Haayada Nabad sugida iyo Amniga Qaranka Ee NISA ?
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Dawlada Somaliya Ayaa War Kasoo Saartay Dhacdadii Ka dhacday Hotelkii SYL iyadoo Kaashanaysa Haayada Nabad sugida iyo Amniga Qaranka Ee NISA ?

 

HARGEISA- 23 MARCH 2024 -(SGN)-  Dawalada  DFS Ayaa war kasoo Saartay dadkii ku lug lahaa dhacdadii ama qaraxii ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Ee Villa somalia gaar ahaan Hotelkii SYL kaasoo ay ku Waxyeeloobeen masuuliyiin DFS.  

Warka ayaa mardhawayd ay soo saartay haayada Nabad sugida iyo aminga Qaranka Ee NISA taas oo kiiskan gacanta ku haysay baadhitaana ku waday dadkii looga shakisanaa falkan inay ku lug lahaayeen. 


Warkan ayaa u dhignaa sidan:- 



Tags

Post a Comment

0 Comments