script src='//www.topcreativeformat.com/ Xildhibaan Guruuje Oo Si Adag Uga Hadlay Dilkii AHUN Abdinasir Muuse Dahable Oo Maalmo Ka Hor Lagu Dilay Garoonka Moqdisho.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Xildhibaan Guruuje Oo Si Adag Uga Hadlay Dilkii AHUN Abdinasir Muuse Dahable Oo Maalmo Ka Hor Lagu Dilay Garoonka Moqdisho.

 

HARGEISA, SOMALILAND, 22 FEB, 2024 - ( SGN) -  Xildhibaan Guruuje Oo Ka Mid Ha Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Ee  Somaliland Ayaa Si Adag Uga Hadlay Dilkii AHUN Cabdinaasir MuuseCabdiraxmaan Dahable Oo Ka Mid Ahaa Hawlwadeena Ka Ka Hawl Gali Jiray Garoonka Diyaaradaha Ee Moqdisho. 


Cabdinaasir Ayaa Ahaa Khabiir Soo Bartay Culuum iyo Aqoon Dugursan Oo Ah Hawada Sare Iyo Maamulideeda. Kaas Oo Wax Kusoo Bartay Dalka Uk Ee Cariga Ingiriiska.  Isagoo Kasoo Diyaariyay Shahaadada Darajada Labaad Ee ( Master program ). Kaas oo Wakhti Badan Galiyay Inuu Aqoontii Uu Dalkiisa Usoo Bartay Si Hufan Ugu Adeego Laakiin Lagu Dilay Oo La Shirqoolay.


Dilka Abdinaasir Ayaa U dhacay Si Aad U Arxan daran Taas oo Lagu Dhex  Dilay Hoygii Uu Ka Daganaa GaroonkaMoqdisho. 


Halkan Ka Daawo muuqaalka Uu Xildhibaan Guruuje Ka Hadlaayo Dilka Marxuumka AHUN..



Post a Comment

0 Comments