script src='//www.topcreativeformat.com/ Somalia waxa laga helay in ka badan 21 ceel oo ah green hydrogen energy Ah.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Somalia waxa laga helay in ka badan 21 ceel oo ah green hydrogen energy Ah.

 

HARGEISA - (SOMALI GLOBAL NEWS ). Somalia waxa laga helay in ka badan 21 ceel oo ah green hydrogen energy tamartan ayaa ah mid aad loga danaynayo calamka xiligan si koobana logu yeedho shidaalka mustaqbalka iyada oo laga duulayo dhibatooyinka shidaalka aynu maanta isticmaalo keeno haba ugu horeyso wasakhaynta hawada ee ayaa la so saarey hydrogen energy oo ah nidaam biyaha loga faa'iidaysanayo tamar ahaan kaason wax dhibaato ah ku keenaynin degaanka.


Nidaamkan waxa mustaqbalka dhow lo
isticmaali doona warshadaha,baaburta,
isgaadhsiinta iyo dhamman waxwalba oo u baahan tamar si uu ushaqeeyo.
hydrogen energy na waxa uu inoo badali doona tamarta aynu maanta isticmaalo ee naafatada iyo petrol ka, iyada oo wadamada calamka ee so saara baaburta gaar ahaan japan ay shegeen in baaburta ay so wadaan noqonayan kuwo ku shaqeeya tamartan xiligan japan waxay 107 billion ku bixinaysa midaas gaadhigoodi u horeyay ee tamartaas isticmaala ayana so baxay(Toyota Mirai).

Waxan sido kale todobadkan arkey muuqaal ay 8 bilood kahor baahiyeen qolo gravity la dhaho kas oy dawatey in kabadan 2 million iyo badh ruux warbixintas waxa ku xusnaa in somalia tahay wadanka lixaad ee calamka haysta saliida qaydhiin iyada oo xitaa ka kor martey wadamada qatar iyo kuwait oo horumarka intaas la eg ka sameyay macdantan, somalia waxay haysata 111 billion foosto oo saliida qaydhiin ah hadii la gadana noqonaysa 8.3 trillion, halka itoobiya ay leedahay 400kun oo foosto oo dhamman intasina ku yaalan dhulka ay gumaysiga ku haysato ee somali galbeed.

iyada oo waxas oo macdan ah dalka taalo hadana waxa nasiib daro ah in aynu nahay wadanka 11 ee aduunka ugu faqiirsan kaas oo qofka somaliga ah maalinki so gasho wax ka yar 1 doller( average income) waxan rajaynayaa in dawlada somalia diyaariso khuburo cilmigan ku takhakhusey oo qorsheeya sida wax uun haba yaratee macdantan si ku meelgaadh ah logu so saari lahaa.

Waxaa Qoray: Eng. Mohamed Sharif Muktar

Post a Comment

0 Comments