script src='//www.topcreativeformat.com/ Xuutiyiinta Yemen Oo Gubay Markab Maraayay Bada Cas.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Xuutiyiinta Yemen Oo Gubay Markab Maraayay Bada Cas.

 

 Waxaa Hadalkan Yidhi Afhayeenka Xuutiyiinta Ee Waddanka Yemen Ka Dagaalama.Kuwaas Oo Sheegtay Inay Markabkaas Iyagu Ka danbeeyeen Oo Ay Gubeen gabi ahaanba. 


Markab Ay Maanta Xuutiyiintu Beegsadeen Ayaa Sida ay Wararku Sheegayaan Kusoo Wajahnaa Dekada Berbera Kaas Oo Siday Gaas Siday Xuutiyiintu cadeeyeen. 


Hadalkan Ayaa Kusoo Beegmaaya Xili Ay Xaalada Ka Taagan Bada cas ay Faraha Kasii Baxayso Halkaas oo badiba Maraakiibtii ganacsi Ee Halkaas Mari jirayba Ay Gabi ahaanba joojiyeen Isu socodkii Ganacsiga. 


Dhankale Marakaynka iyo Iyo Engiriiska Oo ah Xulufo Ayaa Hore U Sheegay Inay Baabiinayaan Xuutiyiinta yemen Ka Dagaalmta Taas oo Dhib Ku haysa Marin biyoodka Bada cas iyo isu socodka Safarka Ee maraakiibta. 


Ilaa hada Weli Waxaa Taagan Xiisad U dhaxeeya reer galbeedka iyo Xuutiyiinta yemen.

Wixii War ah ee kasoo Kordho Halkan kala soco. 


 Waa boggeena Facebook page ka nalaga socda halkaadna Mahadsanid. Somali News Agency -SNA 

Post a Comment

0 Comments