script src='//www.topcreativeformat.com/ Waa Maxay Faa'iidooyinka La Ogayn Ee Lagu Sheegay Caanaha Geela.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Waa Maxay Faa'iidooyinka La Ogayn Ee Lagu Sheegay Caanaha Geela.


 SGN  7 jan 2024
  -  Dr. Cadeed oo ma ka mid ah Dhakhaatiirka Ka Hawl Gasha Cusbitaalada Dalka Ayaa Sheegay Ilaa Dhawr Faa'iidooyin oo Laga Helo Cabbista Caanaha Geela. Hadaba maxay Yihiin Faa'iidooyinkaasi. 

5 faaido oo laga helo caanaha geela


KOBCINTA LAFAHA

Caanaha geela waxaa ka buuxa maddooyin kala duwan kuwaas oo kor u qaada Kobcinta lafaha in kasta maadada kalshoonka ku yar yihin (calcium) caanaha geela.

HUBKA CULUS
Somaalida siyaaabo kala duwan bay u isticmalaan caanaha geela sida xaaslayaasha iyo odayaasha waxay yiradaan  caanaha geela waxaa laga  helaa tamar iyo awood wax tar u leh jirka waxayna xoojiye xubinta taranka.

DHEEF SHIIDKA:

Caanaha geela waxay u fiican yihin jilcinta caloosha inta badan dadka calool fadhiidka leh waxaa dawo u ah in ay cabbaan caanaha oo markaas  la soo lisay.

CAABUQA
caanaha geela waxay la dagaalaan caabuqa ku dhaca jidhka waxayna kor u qadaan awoodda jimsiga iyo difaaca jidhka sida in uusan soo weerarin  fayriska iwm ah.

CARUURTA_MASKAXDA:
Caanaha geela waxay kor u qadaan xasuusta maskaxda iyo dareenka neerfayaasha sidoo kale ciyaalka lagu soo koriyey hlcaanaha geela iyo kuwa aan lagu soo korin waxaa u dhaxeeya farqi weyn.

Dr Cadceed

Tags

Post a Comment

0 Comments