script src='//www.topcreativeformat.com/ Waa Kuwee Wadamada Africa ah Ee Looga Baqaayo Inuu Afganbi military ka dhici karo 2024 ?
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Waa Kuwee Wadamada Africa ah Ee Looga Baqaayo Inuu Afganbi military ka dhici karo 2024 ?

 

Sanadihii 2022 iyo 2023 waxaa dalalka qaarada Africa ka dhacay afgambiyo ay geesteen militariga.

Waxaana ay afgambiyadaas Ka dhaceen inta badan dalalka galbeedka qaarada, Sida dalalka Burkina Faso, Niger, Sudan, Guinea, iyo maali.

“Waxaana sanadkan 2024-ka la filaayaa afgambiyo kale oo kadhaca qaarada, dalalka ay macquulka tahay in ay Ka dhacaan afgambiyda waxaa kamid ah dalalka, Cameron, Chad, Senegal, Rwanda, iyo jamhuuriyada Africa-da dhexe.

Afganbiyadan Ayaa Qaarada Africa Inta badan noqotay Mid iska caadiya Taas oo Sanadad Danbe Aad usoo badatay. Dadka falanqeeya Siyaada Africa Ayaa Aad uga Dayrinaaya Daganaan la'aaneed Xiisadeed Ee uu Abuuri Karo Afganbiga Military.

Si kastaba ha ahaateen afganbiyadan ayaa Siday U socdaa Markaad Eegto Waxay Kusoo Biiri Kara Qaybaha Kale Ee Africa iyadoo Hada intaas oo Afganbiga Hore uga dhaceen Galbeedka Africa. Waana Xiisad Walaac oo Ay Ka dhalan karto Dagganaan la'aan siyaaseed iyo mid bulsho intaba. 

Tags

Post a Comment

0 Comments