script src='//www.topcreativeformat.com/ Ururka Saxafiyiinta SL Ee SOLJA Oo Si Adag uga Hadlay Xadhiga Saxafiyiin la Xidhay.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Ururka Saxafiyiinta SL Ee SOLJA Oo Si Adag uga Hadlay Xadhiga Saxafiyiin la Xidhay.

 

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Waxa uu si mugleh u Cambaaraynayaa Xadhiga Gudoomiyaha MM TV iyo labada hawl wadeen ee Televishanka MM Somali Tv.

Xadhiga Ayaa Ilaa Hada la Cadayn Waxa ka Danbeeya Ee Suxufiyintaas Lagu Xidhay, ilaa Hadana Laamaha Amaanku Wax War Ah Kama soo Saarin.

Ururka Suxufiyiinta Ayaa Soo Saaray Qaraarkan Ay ku Canbaareeyeen Xadhigaas. 



Post a Comment

0 Comments