script src='//www.topcreativeformat.com/ Somaliland Oo Bayaanki Ugu Adka Kaso Saartay Arrinta Badda
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Somaliland Oo Bayaanki Ugu Adka Kaso Saartay Arrinta Badda

 


War-murtiyeed- Golaha Wasiirrada jamhuuriyadda Somaliland 

Fadhigii 123aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kung wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo lagu lafo-guray arrimaha mandaqadda Geeska Afrika iyo Somaliland iyo Soomaaliya ayaa lags soo scatty war-murtiyeedkan oo u dhignaa sidan,  


Jamhuuriyadda Somaliland ahayd Maxmiyad Boqortooyadii Ingiriiska. 1884 illaa 1960 oo ah muddo 76 sanno ah, waxayna ahayd waddanldi 17aad ee Qaaradda Afrika ee qaatay Xorriyadiisa 26 June, 1960-kii. 

Somaliland markii ay xornimada qaadatay waxa ay ahayd waddan leh xuduudo caalamiya, Dawlad, Dastuur iyo Baarlamaan oo loo aqoonsan yahay sidii waddamada kale ee xornimada qaatay. 

Doonistii shantii Soomaaliyeed ayuu ka dhashay midowgii aan sharciga he fadhiyin ee Somaliland iyo Soomaaliya July 01,1960. 


Somaliland isla marldiba scatty ka biyo-diidday hannaankii midawga oo baal maray xeerkii midowga (Act of Union) labada dhinac in is isu-keenno, iyadoo xeerkii Somaliland-na la tuuray, kii Soomaaliyana loo codeeyey. 

Sidaa-awgeed waxa aqlabiyadda rear Somaliland diideen aftidil loo qaaday dastuurka 1961. 


Mudadii ka dambaysay dadka rear Somaliland waxa loo gaystay tacaddi badan iyo xasuuq baahsan. 1988 waxa Somaliland lagu dilay 50,000 (konton kun ) oo rayid ah, waxaana is dumiyey wixii ay dhisteen miyi iyo magaaloba, waxaa qaxay hal miyan oo 



noqday Qaxoonti, k.s oo ay ka markhaati kacday War-bixintii Qaramada Midoobay ee sannadkii 2001-dii, Madaxda Soomaaliyana ay qireen. 

Burburkii ka bacdi Shacabka Reer Somaliland oo ay hoggaaminayaan Madaxda Dhaqanka, wax-garadka, siyaasiyiinta iyo culimadu waxa , go'aansadeen in, Isoo noqdaan xornimadoodii 18 May 1991, markaasi ayaa ugu dambaysay in S Aiy y ka taliso Dhulka Somaliland. 


Sid a bulshada caalamku ka warqabto Somaliland qayb kamay ahayn dhammaan dawladihii y dhisteen Soomaaliya 33 sanno ee u dambeeyey iyo dastuurkay samaysteen oo ku koobnaa shantooda maamul goboleed iyo dawladooda. 

Gooni-isu-taaga Somaliland ee shirweynihii Burco 1991 waxay mar labaad shacabka Somaliland ku ayideen aftidii dadweyne ee loogu codeeyey dastuurka 97% 31 May 2001, La-soo-noqoshada madax-banaanida Somaliland waxa ay waafaqsan-tahay Axdiga Midowga Afrika 1963, kaasi oo Afrika isku raacday in aan xuduudihii gumaysigu ka tagay aan waxba laga badalin. 


Sid oo kale waxa arrintaas ka marag kacay Guddidii Xaqiiqo-raadinta ee Midawga Afrika u soo diray Somaliland 2005 ee uu hoggaaminayey Guddoomiye Ku-xigeenka AU. 


Guddida xaqiiqo raadisku waxa ay qireen in Somaliland waafaqsan tahay Axdigii ilaalinta xuduudihii gumaysiga ee Afrika, soona jeediyay in la aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland. 

Somaliland waxay buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa waddan mad.- ban.1 sida ku cad Axdiga caalamiga ah ee Montevideo Convention ee 1933, iyada II Somaliland waafaqsan tahay Afarta qodob ee dhisrnaha dawladnimada ee ku xusan axdiga. 


Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland waxa soo saaray qodob badan:- 

1. Jamhuuriyadda Somaliland iyada oo ka duulaysa Madax-bannaanideeda Dhuleed, Badeed iyo Cireed waxa y heshiisyo it gali kartaa A waafaqsan Dastuurka JSL Qodobka 12aad, farqadiisa 3aad iyo Shuruucda. Horan y heshiisyo ula gashay hay'addo Caalamiga ah iyo waddamo ay ka mid tahay Soomaaliya. 








Post a Comment

0 Comments