script src='//www.topcreativeformat.com/ Qodobada ay ku heshiiyeen Laba Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda Somaliland.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Qodobada ay ku heshiiyeen Laba Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda Somaliland.

 

Qodobada ay ku heshiiyeen Laba Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda Somaliland. Labada Golle ee Guurtida iyo wakiilada ayaa sheegay inay ka heshiishiyeen khilaafkii Xeerka Doorashooyinka Isasa Saaran. 

Taas oo ay wax ka badaleen golaha guurtidu Sidoo kale waxaa Laalay waxkabadalkaas golaha wakiilada kuwaas oo Kasoo Horjeesaday. Xeerkan ayuu Madaxweynuhu dib ugu soo celiyay golaha guurtida maadama wax kabadalkii Ay laaleen golaha wakiiladu. 

Siday sheegeen labada shirguddoon waxay sheegeen inay ka heshiiyeen khilaafkii waxaanay soo saareen heshiishkan. 








Post a Comment

0 Comments