script src='//www.topcreativeformat.com/ KDQ oo Beeniyey Warar Laga Faafiyay.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

KDQ oo Beeniyey Warar Laga Faafiyay.

 

WAR-SAXAAFADDEED

Qoraal Kasoo Baxay Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Ayaa U Dhignaa Sidan. Taas oo Ay Kaga Jawaabaayeen Warar Laga Faafiyey Waa Sida Ay Hadalka U dhigeene. Waxaanay yidhaadeen oo Ay Warkaas kaga Jawaabeen Qoraalkan. 

"Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxaa uu beeninayaa wararka been-abuurka ah ee lagu faafiyey baraha bulshada ee lagu sheegay in la iibinayo xarunta guud ee KDQ.


Sidaa daraadeed KDQ wuxuu ku wargelinayaa guud ahaan bulshada iyo saxaafadda JSL ba in warkaasi yahay wax-ba-kama-jiraan, waxaanu ku boorinaynaa innay ka fogaadaan falkinta iyo faafinta wararka been-abuurka ah."

Post a Comment

0 Comments