script src='//www.topcreativeformat.com/ Golaha Wasiiradda DF Oo War Kaso Saaray Xadgudubka Ethiopia Ee Bada
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Golaha Wasiiradda DF Oo War Kaso Saaray Xadgudubka Ethiopia Ee Bada

 


MUQDISHO SGN  - Golaha Wasiirada Oo Shir Kaga Hadlay Xaalada Dalka: Amniga, Siyaasadda Iyo Dhaqaalaha" Kalfadhiga maanta, Golaha Wasiirada ayaa dood dheer ka yeeshay xaaladda guud ee dalka, iyadoo diiradda lagu saaray arrimaha amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha. Waxaa xusid mudan in wadatashiyadu ay salka ku hayeen burburinta heshiiskii dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland ee gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Afhayeenka xukuumadda Farxaan Jimcaale ayaa faahfaahin ka bixiyay go’aamadii muhiimka ahaa ee ka soo baxay kulankan.



Post a Comment

0 Comments