script src='//www.topcreativeformat.com/ Ethiopia Oo Sheegtay Iney Dhaqan Galinayso Heshiishkii Is-fagarad Ee Dhex Maray Ethiopia Iyo Somaliland.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Ethiopia Oo Sheegtay Iney Dhaqan Galinayso Heshiishkii Is-fagarad Ee Dhex Maray Ethiopia Iyo Somaliland.

 


SNA - Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay ineysan gorgortan ka gali doonin hergalinta heshiiskii laga Kireeyey badda Somaliland.

Sida uu Bartiisa X uu soo Dhigay Afhaheenka Amniga Qaranka Ee Abey Ahmed Oo Lagu Magaaco Ridwan Husein Kaas oo Sheegay Inay Ethiopia Haysato Cudud ama Awood Ciidan Oo Ay Isku Difaacdo. 

Hadalakan Ayaa Falanqeeayaashu Siyaabo badan Uga Fal celiyeen Taas oo Ay qaar Ka mid Ah leegyihiin Ethiopia waxay isku diyaarinysaa inay Awood Ku socodsiiso Danteeda iyo Heshiishkaas Ay la gashsy Somaliland. 

Maqaalkan Hoose Waa Warbixin Aan ka diyaarinay  Halkan ka daawo Muuqaalka

 



Tags

Post a Comment

0 Comments