script src='//www.topcreativeformat.com/ DEG DEG : Maxay Tahay Sababta Xisbiyada Mucaaradka Uu diideen Martiqaadki Madaxweynaha
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

DEG DEG : Maxay Tahay Sababta Xisbiyada Mucaaradka Uu diideen Martiqaadki Madaxweynaha

 


HARGEISA SGN - Xisbiyada Mucaaridka iyo Ururka KAAH oo diiday marti qaad uu u fidiyey Madaxweyne Muuse Biixi , Shuruud-na ku xidhay 

Labada xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID iyo Ururka KAAH ayaa ganafka ku dhuftay oo diiday   marti qaad uu madaxweyne Muuse Biixi kaga codsadey inuu la kulmo . 

Waxaa ay sheegen in aaney madaxweyne  Muuse Biixi la kumi doonin  ilaa iyo inta la ansixinaayo xeerkii doorashooyinka , isla markaana xukuumadiisu  daacad ka noqoneyso  dhaqan galinta  xeerkaas .


Post a Comment

0 Comments