script src='//www.topcreativeformat.com/ DEG DEG: La-taliyaha Amniga Ee RW Itoobiya Oo si Adag Uga Falceliyay hadalkii Al-Sisi Madaxweynaha Masar
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

DEG DEG: La-taliyaha Amniga Ee RW Itoobiya Oo si Adag Uga Falceliyay hadalkii Al-Sisi Madaxweynaha Masar

 




Somali News Agency - La-taliyaha amniga ee Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Ridwaan Xuseen oo ka falcelinaya hadalkii Al-Sisi ; “Sida ay Itoobiya uga go’an tahay nabadda iyo amniga Soomaaliya waxaa lagu muujiyay dhiiga wiilasha iyo gabdhaheena. Itoobiya & Soomaaliya ma aha oo kaliya deris xudduud wadaaga ee waa ummado walaalo ah oo af, dhaqan & dad wadaaga…. Iyadoo xaqiiqadu sidaas tahay ayaa haddana jilayaasha qaarkood oo aan Soomaaliya wax badan ka taageerin intii ay jirtay baahi weyn ayaa isku dayaya inay isu muujiyaan inay yihiin saaxiibbo dhab ah. Laakin waxaa cad in waxa ku kalifay aysan ahayn Soomaaliya ee waa cadaawad ay u qabaan Itoobiya.

Post a Comment

0 Comments