script src='//www.topcreativeformat.com/ Xiisadii Bariga Dhexe Bada Cas oo Cirka Isku sii Shareertay .!
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Xiisadii Bariga Dhexe Bada Cas oo Cirka Isku sii Shareertay .!

 Halkan waa Bada cas oo markab maraayo.

HARGEISA [ SOMALI GLOBAL NEWS]:-  
Xiisada Bariga Dhexe Ee Bada Cas ayaa Markale Cirka Isku Sii Shareertay, Kadib Markii Isbaheysigii  mareykanka hogaaminaayay sameyay in  dowladahii ku jiray qaar eey diideen kamid ahaanshihiisa. Taas oo keetay in Lakala shakiyo.


Bada cas ayaa aad looga darinaayay xasiloonideeda kadib markii ay Xuutiyiinta Yemen ee ka dagaalada ee garabka ka helaaya wadanka Iiraan ay sheegeen inay afduuban doonaan markabkasta oo soo mara Bada Biyaha Bada Cas. Bishii Hore Ayay Ahayd Markii ay Afduub ku Qabsadeen  Markab Laga Leeyahay Israel Kaas oo La Wareegeen.


Hada Warbixintan oo FaahFaahsan Halkan Ka daawo isaga oo dhamaystiran 



Post a Comment

0 Comments