script src='//www.topcreativeformat.com/ Xaalad caafimaad daro oo laso darisitay mayorkii cusbaa ee la doortay.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Xaalad caafimaad daro oo laso darisitay mayorkii cusbaa ee la doortay.

Xaalad caafimaad daro oo laso darisitay mayorkii cusbaa ee la doortay.

Xaalad caafimaad daro oo laso darisitay mayorkii cusbaa ee la doortay, taas oo ilaa la garanyn sababta ka keentay. Sida ay hada wararku sheegayaan mayorkii cusbaa ee la doortay ayaa lagu soo waramayaa inay lasoo daristay xaalad caafimaad daro oo halis. 

Wararka qaar waxay sheegayaan inay xaaladiisu aad u adagtahay oo uu koomo ama miyir doorsoomid uu ku jiro. Xanuunkan ayaa hada kusoo booday mayorka kadib markii la doortay saaka golaha deegaanka ee burco.

Mayorka ayaa hada xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayaa cusbitaalada magaalada burco ilaa hadana lama hubo waxa keenay xanuunkan degdeg ah ee lasoo darsay mayorkii cusbaa kaas oo lagu magacaabo maxamed case. 

Wixii faahfaahin dheerada ee kasoo kordha warkan waanu idinla soo socod siin doonaa ee nagala socdo halkan walaalayaal mahadsandiin.

NAGALA SOCO SOMALI GLOBAL NEWS WARAR, WARBIXINO, DARAASAD IYO MACLUUMAAD SUGAN OO XAQIIQO AH
Tags

Post a Comment

0 Comments