script src='//www.topcreativeformat.com/ Wax ka ogoow maraaxiilkii uu soo maray ciidanka boliska Somaliland .
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Wax ka ogoow maraaxiilkii uu soo maray ciidanka boliska Somaliland .

 

HARGEISA ~ [SOMALI GLOBAL NEWS] Waxaa ka sheekaynaaya maraaxiilkii ciidanka bolisku soo maray rug cadaa iyo khabiir saleebaan cumar  kujoog kaas oo usoo joogay aasaaskii ciidanka boliska somalilnad. 

Dhanka kale waxaanu iftiiminyaa duruufihii kala duwanaa ee uu ciidanka maanta dhawr sodon jirsaday soo maray. Taas oo ah horumar balaadhan oo uu ciidanku sameeyay dhinac kasta.

Sidoo kle khabiir saleebaan waxaa uu sheegay in ciidanka boliska somaliland uu yahay ciidankii loogu hor aasaasay dhamaan ciidamada kala duwan ee dalka kaaso oo la sheegay in la aasaasay wakhti hore. 

Halkan hoose ka daawo muuqaal dhamaystiran oo ka warmayaa warbixintan.



Post a Comment

0 Comments