script src='//www.topcreativeformat.com/ WASIIR MAXAMED KAAHIN OO KA HADLAY ARIMO MUHIIMA.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

WASIIR MAXAMED KAAHIN OO KA HADLAY ARIMO MUHIIMA.

 

HARGEISA ~ [ SOMALI GLOBAL NEWS]:-  Wasiirka Wasaarada iyo Arimaha gudaha jamhuuriyada Somalilnad mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay arimo muhiima oo ay ka mid tahay bada cas iyo gacanka gacmeed.


Dhankale waxaa uu wasiirku ha Hadley hubka soomalia loo fasaxay oo noqonaaya khatar weyn oo uu gacanta uga bixi karo hubku oo uu u gali karo kooxaaha argagaxisada ee ka dagaalama koonfurta iyo badhtamaha dalka somalia.

Wasiirka hadalkiisa oo dhamaystiran waxaad ka dhagaysan kartaa muuqaalkan hoose.



Post a Comment

0 Comments