script src='//www.topcreativeformat.com/ Waa Maxay Go'aamada Adag Ee Ay Soo Saareen Isimada SSC Khaatumo.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Waa Maxay Go'aamada Adag Ee Ay Soo Saareen Isimada SSC Khaatumo.


HARGEISA ~ [ SOMALI GLOBAL NEWS]
:- Waxaa ilaa shalay shir u socday isimada dhaqanka ee SSC Khaatumo kaasoo jiray khilaaf siyaasadeed oo ka taagnaa 17 ka Xildhibaan ee Puntland Ku Matalaaya SSC,  Kaaso Oo ay Aad Uga soo Hor jeesteen Dhamaan Isimada dhaqanku Halka qaarna Taageereenba. 


Dhankale Waxaa jiray Isimada Qaar Aragtidaa qaatay kuwaas oo Lahaa In Xildhibaanda Lasoo Doorto oo La Soo Xulo Weeye. Khilaafka Ayaa Kor u Kacay Kaas oo Ay Dadka shacabka Ee Reer SSC Ay ka Biyo Diideen Aragtidaas, iyaga oo leh Anagu waxaan Rabnaa Maamul Gaar ah oo Dadkaygu yeeshaan. 


Hadaba Khilaafka taagan ayaa Waxaa Maanta Shir qabtay oo Hoos Ugu Socday Isimada iyo Garaadada Dhaqanka ee SSC Kuwaas oo Soo saaray Qodobo Ay kaga Hadlayaan Masiirka dadkooda ee Ay matalaan iyo aragtida 17 ka Xildhibaan ee Puntland Wadato. Waxayna soo saareen Qodobadan iyo kuwo kaleba. 

Go'aamada masiiriga ah ee ay soo saareen isimada dhaqanka ee SSC Khaatumo. 

1. 17 ka Xildhibaan Ee SSC Ka Soo Jeedaa Lama Qori Karo, Kuwo Kalena Looma Cusboonaynsiin Karo. 

2. Qof SSC Ka Soo Jeedaa Iskuma Sharaxi Karo Doorashada Puntland Cidna Ma Matalo Haduu Is Sharaxo.

3. Xubanah Gudiga Khilaafaadka Ma Matalaan SSC Waana Inay Ay Iscasilaan. 

Si Aad Faahfaahin Dheeraada U Hesho Ka Dhagayso Muuqaalka Hoose Mahadsand.



Tags

Post a Comment

0 Comments