script src='//www.topcreativeformat.com/ Ugaaska guud ee beesha arab oo taageeray Xisbiga Wadani .
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Ugaaska guud ee beesha arab oo taageeray Xisbiga Wadani .


HARGEISA~[ SOMALI GLOBAL NEWS]:- Ugaaska guud ee beesha arab ugaas  Axmed mohamed siciid Cali mahdi ayaa u sheegay beeshiisa inay taageero iyo garab istaag u muujiyaan xisbiga wadani si uu talada wadanka u hanto oo aan dib loo dooran xisbigan hada talada haya.


Ugaaska ayaa beeshiisa aad ugu adkeeyey inay codkooda siiyaan xisbigaas oo ku biiraan beeshu xisbigaas. Isagoo ugaasku meelo badan wax ka tusiyay beeshiisa rabana inuu ku qanciyo xisbigan inay doortaan.

Ugaaska ayaa hadalkan ka yidhi mar uu si gaaraha ula hadlaayay reerkiisa oo uu kula hadlaayay. Taalabadan ayaa imanaysa ka hor markii muuse waaran xadhig ah usoo jaray ugaaska amrayna in lasoo xidho oo jeelka la keeno.

Muuqaalkan hoose ayaad ka dhagaysan kartaa ugaaska hadalkiisa isaga oo dhamaystiran, markaa ka daawo halkan muqaalka.




Post a Comment

0 Comments