script src='//www.topcreativeformat.com/ Puntland oo Kasoo Hor Jeesatay Go'aankii Isimada Dhaqanka ee SSC Khaatumo.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Puntland oo Kasoo Hor Jeesatay Go'aankii Isimada Dhaqanka ee SSC Khaatumo.

 

HARGEISA ~ [ SOMALI GLOBAL NEWS]:- Garoowe: Guddoomiye kuxigeenka Maxkamada sare ee Puntland Axmed Sh Cumar Xasan,  ayaa talo sharci kasoo saaray go'aankii ISimada SSC Khaatumo ee ku aadanaa ka bixitaankooda Puntland, Guddoomiye kuxigeenka ayaa sheegay in go'aanka Isimadu uu baalmarsanaa habraaca heshiisyada iyo ka bixistooda.


Maalmo Ka hor Ayay Ahayd Markii isimada dhaqanka ee SSC Khaatumo bayaan, ay kaga soo hor jeedaan Ka mid Noqoshada Puntlan, Iyagoo Dafiray ama ka soo HorjeesadaY 17 Xildhibaan oo muran badan ka abuuray. Guddoomiye kuxigeenka ayaa kasoo jeeda gobolada SSC khaatumo.

Bayaanka ay soo saartay Maxakamada sare ee  Puntland waakan 



Post a Comment

0 Comments