script src='//www.topcreativeformat.com/ Madaxwayne Muuse Biixi Oo qaaday Talaabo Ay Soo Dhaweeyeen Xisbiyada Mucaaradku
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Madaxwayne Muuse Biixi Oo qaaday Talaabo Ay Soo Dhaweeyeen Xisbiyada Mucaaradku

 


Madaxweyne Muuse Biixi ayaa magacaabey guddi ka kooban 14 xubnood . 


Guddidaas ayaa xisbiyada mucaaridka kala tashan doona arimaha doorashooyinka iyo difaacad dalka. 


Guddidan ayaa magacyadoodu yihiin . 


1. Wasiirka Warfaafinta - Cali Mareexan

2. Wasiir xanaanasa Xoolaha -  Siciid Sulub

3. Wasiir Gadiidka - Saleeban Bukhaari

4. Wasiirka Ganacsiga - Saajin

5. Wasiirka Macdanta - Cabdilaahi Faarax 

6. Wasiirka isgaadhsiinta - Axmed Yusuf

7. Wasiirka cadaalada - Saleeban Warsame 

8. Wasiirka Qorsheynta - Toorno

9. Wasiirka Kaluumeysiga - Raabi

10. Wasiir ku xigenka Cafimadka 

11. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta

12. Gud. Ku xigeenka Kulmiye - Samaale

13. Gud.ku xigeenka 2aad ee Kulmiye - Axmed Cabdi Dheere

14. Xoghayaha Guud ee xisbiga Kulmiye .

Tags

Post a Comment

0 Comments