script src='//www.topcreativeformat.com/ Maxay Tahay Sheekada Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ugu Duurxulay Muuse Biixi
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Maxay Tahay Sheekada Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ugu Duurxulay Muuse Biixi

 


HARGEISA SGNSheekadda Maanta: Nin ka soo jeeday magaaladda Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa la weydiiyey su'aal ku saabsaneyd waxay ku kala duwan yihiin Geesinimadda iyo Indho Adkaantu.


Kolkaasuu yidhi “Geesinimaddu waa kolkaad Maqaaxi iska geshid ee intaad dheregtid aayar uun intaad faraha iska maydhid adigoo iridda ka sii baxaya aad iska tidhaahdid lacag ma hayo oo aad dabadeed iska baxdid.

Kolkaasaa la yidhi haye bal iyadda Indho adkaantana ka waran markaasaa ninkii reer Gaalkacayo uu ku jawaabayaa; “ Indho Adkaantu waa marka aad maalinta labaad ku noqotid isla Maqaaxiddii ee aad is tidhaahdid sidii maalintii hore samee ileyn markii hore ayeey kuu martaye “

Sheekadan maxaad ka fahantay ?

Post a Comment

0 Comments