script src='//www.topcreativeformat.com/ Kuma ayuu ahaa abwaan hure walanwal ?
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Kuma ayuu ahaa abwaan hure walanwal ?






Waxaa ka waramaaya taariikhda abwaan hure oo geeriyooday xalay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer. Abwaanka ayaa ay walaalo ahaayeen AHUN Abwaan hadraawi oo 2021 isna geeriyooday. Hadana waxaa ay tiisii noqotay AHUN Abwaan  Hure Ibrahim warsame walanwal.

Hadaba waxaa taariikhdiisa oo kooban inooga sheekaynaaya Abwaan yuusuf shaacir oo ahaa abwaankii hore u duubay cajaladii suugaaneed ee dhex martay AHUN abwaan hure walanwal iyo Canbaro oo ahayd suugaan and u caanbaxday oo xiligaas noqotay midii ugu saamaynta badnayn ee taariikhda. 

Canbaro hada iyadu waa ay nooshay waxayna  hada ku sugan tahay deegaanka buuhoodle ee xarunta gobolka sool. 

Tags

Post a Comment

0 Comments