script src='//www.topcreativeformat.com/ Ethiopia oo lacago deyn ah dalbanaysa iyo sababta keentay.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Ethiopia oo lacago deyn ah dalbanaysa iyo sababta keentay.


HARGEISA [SOMALI GLOBAL NEWS]:- Wadanka Ethiopia ayaa ay soo wajahday xiisad dhaqaalo xumo taaso oo ay sababta dagaalada sokeeye ee dalkaas ka jirta. Dalkan ayaa ah wadan aan lahayn bad (landlocked) taaso keentay in wadanku dhaqaalo ahaan noqdo mid aan horumarsanyn. 


Raysal wasaaraha Ethiopia ayaa hada Raba inuu bangiga aduunka ka amaado lacag Deyn ah oo aad u fara badan taas oo uu rabo inuu kor ugu qaado dhaqaalaha wadanka ee hoos u dhaca weyni ku yimid. Tan ayaa imaynsa markii uu wadanku hoy u noqday dagaalo sokeeye oo daba dheeraadey keentayna inuu wadanku hoos u dhaco dhaqaalihiisu. 


Ethiopia ayaa ka mid ah wadamada bariga Africa ugu dadka badan taasoo sanadkan cusub la rajaynaynayo inuu 150 milyan noqdo siduu raysal wasaaraha wadanku sheegay taas oo tanina ka mid ah waxyaabaha sababi karaaya in wadanku sabool noqdo oo shaqo la'aantu baahdo. 


Hadaba halkan ka daawo muuqaal dhamaystiran oo ka hadlaaya xiisada dhaqaalo yaraan ee soo wajahday wadanka..



Tags

Post a Comment

0 Comments