script src='//www.topcreativeformat.com/ Dowladda Shiinaha Oo Hal Milyan Dollar Ugu deeqday Soomaaliya
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Dowladda Shiinaha Oo Hal Milyan Dollar Ugu deeqday Soomaaliya

 


Muqdisho SGN - Madaxa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa dhawaan dowladda Shiinaha ka guddoomay deeq lacageed oo dhan 1,000,000 oo dollar. 

Kaalmadan deeqsinimada leh waxay ujeedadeedu tahay in lagu caawiyo dadka ay saameeyeen saamaynta xun ee El-Niño. Lacagahaasi ayaa ugu horeyn lagu taageeri doonaa rarida sahayda raashinka, oo dhawaan dalka soo gaari doonta, taasoo loogu talagalay in lagu caawiyo bulshada danyarta ah. 

Deeqdan ayaa waxaa si rasmi ah u guddoonsiiyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Fei Shengchao.

Post a Comment

0 Comments