script src='//www.topcreativeformat.com/ Ciidanka Qaranka soomaaliyeed ee meelo muhiima la wareegay.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Ciidanka Qaranka soomaaliyeed ee meelo muhiima la wareegay.


 HARGEISA ~  [ SOMALI GLOBAL NEWS ]. Waxaa dhawr iyo sodon sano ka dib dib ula wareegay amniga xafiiska dalka looga taliyo ee villa somalia, ciidamada xooga dalka soomaliyeed oo baryahan danbe lagu sameynaayay dib u dhis iyo xoogayn taas oo kor usii qaadaysaa kalsoonida shacabka ummada soomaaliyeed.


Waxaana tani ay meesha ka saaraysaa ciidamdii midawga africa ee halkan ka ariminaayay mudo dhawr sanadooda. Waxayna dhiirigalin u noqonaysaa tani ciidamada guud qaranka inay maanta iyaga lagu kalsoonaado awoodooda iyo ilaalintooda intaba. 

Halkan ka daawo muuqaal ka waramaayo warkan oo dhamaystiran. 



Post a Comment

0 Comments