script src='//www.topcreativeformat.com/ CIIDAMADA BOOLISKA IYO MILITARIGA OO WAR KASOO SAARAY SHAQAAQADII SHALAY DHACDAY.
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

CIIDAMADA BOOLISKA IYO MILITARIGA OO WAR KASOO SAARAY SHAQAAQADII SHALAY DHACDAY.


HARGEISA ~ [ SOMALI GLOBAL NEWS]:- Ciidamada booliska iyo militariga ayaa si wadajir ah war uga soo saaray shaqaaqo shalay ka dhacday dhinaca waqooyi ee magaalada hargeisa gaar ahaan buuraha Naaso hablood halkaas oo ay iska hor imaad ku dhexmaray labada ciidan.


Iska hor imaadinkan ayaa waxaa ku dhintay inta la sheegay shan ruux halka kuwa kalena ay ku dhawaacmeen. Sida la sheegay shaqaaqad ayaa ka dhalatay muran dhul oo labada dhinacba isku khilaafeen kaas oo gaadhay inay arintu gaadho gacan ka hadal iyo is rasaasayn toos oo labada dhinacba sameeyeen.


Ciidamada ayaa ka digay inay arintani dadka shacabka, siyaasiyiinta iyo dadka kaleba ay arinta u rogaan dhinac kale oo qabiil ama awood maquunin ka timi xukuumada. Balse waxay sheegeen inay arintan u taalo ciidamada kaliya cidkle ka hadli karin la sugana intay war kasoo saarayaan ciidamadu.

Saraakiisha ciidmada ka hadlay mardhawayd halkan ka dhagayso hadalkooda oo dhamaystiran. Muuqaalkan hoose 



Post a Comment

0 Comments