script src='//www.topcreativeformat.com/ Murashax Cabdiraxmaan Cirro Oo bogaadiyay Go'aamadi Gudida Habarjeclo
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Murashax Cabdiraxmaan Cirro Oo bogaadiyay Go'aamadi Gudida Habarjeclo


 Waxa aan dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa go’aamada bayaanka ka soo baxay Shirka tala-wadaag ee Beelweynta Habarjeclo ee ay saaka ka soo saareen magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. 


Dhammaan madax-dhaqameedka, waayeelka, waxgaradka, culimada iyo nin garboodka ka qeyb galay Shirkaa masiiriga ah iyagana waan hambalyeynayaa sida lexojeclada leh ee ay dalka iyo dadkaba u badbaadinayaan goor walba.




Tags

Post a Comment

0 Comments