script src='//www.topcreativeformat.com/ Kuma Wadamada Dacwada Ka Gudbiyey Israel
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Kuma Wadamada Dacwada Ka Gudbiyey Israel

 

Dacwad oogaha maxkamada caalamiga ah ee ICC ayaa sheegay in shan wadan ay codsadeen in baaritaan lagu sameeyo dagaalka ka socda dhulka falastiiniyiinta. Qareenka Karim Kahn ayaa sheegay in kiisasku ay ka kala yimaadeen Koonfur Afrika, Bangladesh, Bolivia, Comoros iyo Jabuuti. Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ayaa bilowday baaritaan ku saabsan "xaaladda ka jirta dalka Falastiin" ee ku saabsan dembiyada dagaalka, kaas oo socday ilaa Juun 13, 2014.

Tags

Post a Comment

0 Comments