script src='//www.topcreativeformat.com/ Isreal ayaa maanta Duqaymo ka fulisay Xerada Qaxoontiga ee Jenin
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Isreal ayaa maanta Duqaymo ka fulisay Xerada Qaxoontiga ee Jenin

 

Askarta Israa'iil ayaa ku dilay daanta galbeed qaxootiga Jenin .

Waxa aanu helnay warar sheegaya dagaal u dhexeeya askarta Israa’iil iyo Falastiiniyiinta oo ka baxsan xerada qaxootiga ee Jenin ee Daanta Galbeed.

Waxaan ka warbixinay toogasho ka dhacday xerada qaxootiga ee Tulkarm subaxnimadii hore ee saaka. Fiidiyowga ay faafiyeen warbaahinta   Carabta, waxaa la arkayay qiiq culus oo ka imaanayay meel ka mid ah xerada. Waxaa loo malaynayaa inay halkaas kusoo garaaceen duqayn madaafiic.

Iska horimaadyada ayaa ka socday Tulkarem tan iyo Isniintii, iyadoo ugu yaraan sagaal qof lagu dilay 24-kii saac ee la soo dhaafay, oo ay ku jiraan kuwa ay gacanta ku hayso Israa'iil, sida uu sheegay Zein Basraoui oo Aljazeera ka tirsan oo ku sugan Ramallah.

Labo falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay inta lagu guda jiro arrinta. 7dii Oktoobar, in ka badan 160 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Daanta Galbeed. Waana inta la hayo inta aan laga war hayn kuma jirto, waxaana laga yaabaa inay intaas ka badan karto sida la hubo.

Post a Comment

0 Comments