script src='//www.topcreativeformat.com/ Waa kuma ninka horumar gaadhey isagoo gacmo iyo lugo lahayn?
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Waa kuma ninka horumar gaadhey isagoo gacmo iyo lugo lahayn?

 

Claudio Vieira waa nin u dhashay wadan ka Barasil, dhashayna sanadkii 1976-kii. Wuxuu dhashay isagoo gacmuhu ku dheggan yihiin xabadka, luguhuna gadaal u laban yihiin.Wuxuu ku socdaa beerka mana isticmali karo xataa gaadhi curyaan. 

Ninkaa isagaa oo sidaa ah hadana waa qoraa, dhiirigeliye iyo khudbadeeye. Wuxuu qalinka iyo kombuyutarkaba u adeeg sadaa afkiisa! Qaab kaasuuna wax ku bartay buugagna ku qoray.Hadaba Maxaynu ka baran karnaa sheekooyinka noocaan ah:

In Meesha laga naafoobaa ay tahay maskaxda oo keliya.Qofku haddii Alle uu siiyay maskax wax walba waa qabsan karaaa waa hadduu ku dhiirado kuna talo galo inuu is beddel ku sameeyo naftiisa adduunkana wax ku soo kordhiyo. dhiiranaantuna waxay door muhiim ah ka cayaartaa hiigsiga nololeed.


Tags

Post a Comment

0 Comments