script src='//www.topcreativeformat.com/ Maxa Sababay in Xoolihi Somaliland Ee Loo dhoofin Jiray Sacuudiga In La Joojiyo
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Maxa Sababay in Xoolihi Somaliland Ee Loo dhoofin Jiray Sacuudiga In La Joojiyo

 



Maxa Sababay in Xoolihi Somaliland Ee Loo dhoofin Jiray Sacuudiga la xidho 


Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland, ayaa xaqiijiyay in Sucuudigu joojiyay Dhoofinta Xoolaha Nool ee loo dhoofin jiray Dekedda Berbera. 

Wasiir Siciid Sulub oo hadda ku sugan dalka Sucuudiga, ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay xayirtay xoolihii ku sugnaa dekedda Berbera, 

inkasta oo aanaan faahfaahin ka bixin sababta. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland waxa uu sheegay in aanu is leenahay dedaalkayagu wuu guulaysan doonaa, 

Xoolahana waa la soo dayn doonaa dhawaan. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya.


Tags

Post a Comment

0 Comments